- Home
- Education and Certificates - Waxbarashda io Shahaadooyinka
- Experience - Waayo-aragnimo
- Projects/Showcase - MAshaaricda
- Contact and Resume - Goobta laagala so xidhiidhayo
- Fur File Explorer-kaaga
- Fur folder aad ku save-gareesey File-ka
- Folder > File > laba jeer ku dhufo file-ka
- Ku badal
homepage
ee ku dhex jira file-ka package.json kuna badal magaca domain-kaaga amahttps://<username>.github.io
- File-ka
src/portfolio.js
waxaad ku badali karta ama ku qori kartaa details-kaaga. - Halka
src/theme.js
Waxaad ku badali kartaa midabada aad jeceshahay. waxad isku badali kartaa Light and Dark theme ee ku yaala qaybta sare ee page-ka.
- Kolka aad ku guulaysato talaabooyinkaa hore ee aad martey iyo loo setup-greenayaba, waxaad u baahantahay inaad websitekaaga ka dhigto online!
- Waxaad isticmali karta Github Pages kaaso ah ka ugu fudud.
-Si aad u deploy greeso websitka waxaad mari doonta labadan hab ee fudud. Markla ugu horeesa waxaad u baahntahay inaad sameeso magaca
<your-github-username>.github.io
. Isku day inaanad ka dhigin magaca kale. - hadda, waxaad u baahntahay inaad sameeso production build ama inaad deploy-gareeso website-ka.
Habka Koobaad 1
- Run
npm run build
si aad u sameeso folder ah production build. - Waxaad ku dhex qorta Folder-ka Build,
git init
Kuna push-garee code-ka aad generat-gareesey branchmaster
ee repositorigaaga cusub. waakuka 🤷♀️ . Done. You may need togit init
and force push at every new build.
Habka labaad 2
- Run
npm run deploy
si aad u buil-gareeso, sido kalena sameese branch aad u bixiseygh-pages
. Kuna push files-kabuild
branch-ka. - Talabada u danbeesa waa in aad furto ama enable-greeso page-ka
Github Pages
adigo tagaya qaybta settingsgh-pages
branch.
Hadda, Websitk-kaagu waa diyaar, waxaand kaso booqan karta website-kan <your-github-username>.github.io
.