Skip to content

saedMuhamed/SomaliPortfolioPage

Folders and files

NameName
Last commit message
Last commit date

Latest commit

 

History

36 Commits
 
 
 
 
 
 

Repository files navigation

Somali Responsive Portfolio


Kani Waa website yar oo fudud oo aad ka dhigan karto CV ✨✨✨

Somali Portoflio webPage

🙋‍♂️ Ina Mari

Qaybaha uu Kala baxayo Site-kani 〽〽

  • Home oo ah interface-ka ugu horeeya ee soo booqduhu arkayo
  • About - Ku saabsan
  • Skills - Xirfadaha aad leedahahy
  • Work - Shaqooyinka
  • Contact - qaybta lagala so xidhiidayo
  • blog - hadii aad qorto bugukada IWM.

Sidee u istimcalaya ama u bilabaysaa template-kan 🎁

  • Soo Booqo Github Page-kayga ama ku dhufo link-gan SomaliPortfolioPage.
  • Waxaad taabata buttonk cagaaran ee ay ku qoran CODE.
  • Hadii aad u baahntahy URl sida HTTPS ama SSH, Qaado link-ga Kuna Paste-garee Terminal adigo Ku qoroya -
  • git clone URL
  • Hadii kale Taabo Download Zip File

Folder-da Uu leeyahay Template-kani

Assets

  • Images
  • Css
  • Pdfs
  • Javasript

Index.html

Side uga dhigaysa Online ama u deploy-gareenaysa

  • Kolka aad ku guulaysato talaabooyinkaa hore ee aad martey iyo loo setup-greenayaba, waxaad u baahantahay inaad websitekaaga ka dhigto online!
  • Waxaad isticmali karta Github Pages kaaso ah ka ugu fudud. -Si aad u deploy greeso websitka waxaad mari doonta labadan hab ee fudud. Markla ugu horeesa waxaad u baahntahay iinaad sameeso magaca <your-github-username>.github.io. Isku day inaanad ka dhigin magaca kale.
  • hadda, waxaad u baahntahay inaad sameeso production build ama inaad deploy-gareeso website-ka.

Habka Koobaad 1

  • Run npm run build si aad u sameeso folder ah production build.
  • Waxaad ku dhex qorta Folder-ka Build, git init Kuna push-garee code-ka aad generat-gareesey branch master ee repositorigaaga cusub. waakuka 🤷‍♀️ . Done. You may need to git init and force push at every new build.

Habka labaad 2

  • Run npm run deploy si aad u buil-gareeso, sido kalena sameese branch aad u bixisey gh-pages. Kuna push files-ka build branch-ka.
  • Talabada u danbeesa waa in aad furto ama enable-greeso page-ka Github Pages adigo tagaya qaybta settings gh-pages branch.

Hadda, Websitk-kaagu waa diyaar, waxaand kaso booqan karta website-kan <your-github-username>.github.io.

Technolojiyadaa aan isticmaley 🛠️

Sawirrada 🍥

Contacts 📞

About

No description, website, or topics provided.

Resources

Stars

Watchers

Forks

Releases

No releases published

Packages

No packages published